
SBS Somali - SBS Afsomali
Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga. Podcast-ka SBS Afsomali wuxuu soo bandhigaa warar iyo sheekooyin madax banaan oo ku saabsan nolosha Australia iyo dadka Soomaaliga ku hadla.
Episodes

Somali News: Warka Soomaaliya ee Jimce 16 October 2026
Warkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, ka dhegeyso halkan.#sbsaudiopodcast

Maxaynu Weli U Raacnaa Xeerarkii Password-ka ee Kii Sameeyeyba Ka Qoomameeyey?
Password-yadu dhib iyo madax-xanuun bay ku hayaan ku dhowaad qof kasta oo isticmaala, oo ay xitaa ku jiraan qaar ka mid ah dadkii dejiyey xeerarkooda. Dadkii horey u dejiyey xeerarka password-yada wacan ee aan la malayn karin, ayaa hadda talo kale inoo haya. Halkan ka dhegeyso sida aad u samaysan karto password ammaan ah.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 15 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 15 October 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

#121 Picking up a prescription (Med) - Learn English #121: Daawo ka qaadashada farmashiyaha (Med)
Learn English useful for picking up prescription medicine. Practise phrases for filling a prescription, asking how to take medicine, understanding the instructions on a medicine label, and checking possible side effects and interactions with other medicines. - Baro Ingiriisiga maalinlaha ah ee aad u baahan tahay marka aad farmashiyaha ka qaadanayso daawo dhakhtar kuu qoray. Baro sida loo fahmo til

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 14 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 14 October 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 14 October 2026
Warkii Soomaaliya naga soo gaaray saaka oo Arbaco ah, 14 October 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

30 Daqiiqo oo Jimicsi ah Xilliga Shaqada: Daraasad Cusub oo Australia Ka Bilaabanaysa
Daraasad lagu samaynayo in shaqaalaha la siiyo 30 daqiiqo oo jimicsi ah, inta ay shaqaynayaan iyadoo mushaharkoodu u socdo. Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia Iyo Caalamka ee Talaado 13 October 2026
Warka Australia iyo caalamka ee Talaado 13 October 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

How laws are made, and how they affect you | How Australia Works - Sida Sharciyada Loo Sameeyo Iyo Sida Ay Kuu Saameeyaan | How Australia Works Ep 3
How are laws made in Australia? Through Wurundjeri Elder Uncle Dave Wandin’s story of the Birrarung, also known as the Yarra River, learn how an idea becomes a bill, passes through Victoria’s parliament and receives royal assent, the formal approval that makes it law. - Sidee sharciyada Australia loo sameeyaa? Birrarung, oo sidoo kale loo yaqaan Yarra River, ayaa tusaale inoogu noqonaya sida fikra

SBS Somali Program Friday: Barnaamijkii Jimce 9 October 2026 oo Dhan
Barnaamijkii Jimce 9 October 2026 oo dhammaystiran halkan ka dhegeyso. Sidoo kale waxaad ka dhegeysan kartaa barta Youbube (SBS Somali).#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 9 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 9 October 2026#sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 9 October 2026
Warkii Soomaaliya ee Muqdisho naga soo gaarey saaka oo jime ah halkan ka dhegeyso#sbsaudiopodcast

Baalalley goobo badan ku habsatey: Maxayse khubaradu ugu farxeen?
Cayayaan baalalley ah oo aad u badan oo la yiraahdo Bogong moth, ayaa lagu arkay magaalada Sydney iyo qaybo ka mid ah xeebaha koonfureed ee New South Wales. Sannad kasta waxaa lagu arkaa Queensland-ta koonfureed, ACT, New South Wales iyo Victoria, iyadoo kooxo gooni-gooni ahna laga helo Western Australia iyo Tasmania. Khubaraduna waa ku farax-san yihiin.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 8 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 8 October 206#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 7 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco, 7 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 7 October 2026
Wararka Soomaaliya ee saaka naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Waraysi: Xeer Ciise - Saalah Duale Miguil
Waraysi ku saabsan xeerka "Xeer Ciise". Saalah Douale Miguil iyo Sh. Waaberi ayaa si guud oo kooban u qeexaya.#sbsaudiopodcast

SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 6 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 6 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Why power is split, and how that protects you | How Australia Works - Awoodda Dowladda Maxaa Loo Kala Soocay, Iyo Sida Ay U Sugto Ammaankaaga | How Australia Works
After receiving a fine for not wearing his motorbike helmet correctly, Hugo decides to have the matter heard in court. His story explains how Parliament, government and the courts have different roles, and how some official decisions can be questioned. - Hugo wuxuu maxkamad geeyey ganaax lagu saaray qaabka uu u xirnaa koofiyadda mootada. Sheekadiisa ayaana lagu sharxayaa sida awoodda dowladda Aust

#120 Going to a wedding (Med) - Learn English#120: Aroos Ka Dhacaya Australia
Learn English useful for going to a wedding. Practise asking about the ceremony and reception, talking about gifts and gift registries, and inviting someone as your plus-one. - Baro Ingiriisiga kaa caawinaya inaad ka hadasho munaasabadda arooska iyo xafladda soo dhoweynta martida, sida loo waydiiyo liisaska hadiyadaha, iyo sida aad qof ugu casuumi karto inuu kuu raaco arooska.. 🎧 #sbslearnenglishK

LSR : Dib-U-Eegis Lagu Sameynayo Adeegyada Luqadaha SBS
SBS ayaa dib-u-eegis ku samaynaysa barnaamijyadeeda ku baxa luqadaha kala duwan oo uu Af-Soomaaligu ka mid yahay. Halkan ka dhegeyso macluumaadka si aad uga qayb qaadato talo-celinta bulshada.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 5 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 5 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

SBS Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 2 October 2026 oo dhammaystiran.
Barnaamijkii Jimce 2 October 2026 oo dhammays tiran halkan kaga soo cesho.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 2 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 2 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 2 October 2026
Wadahadallo Baydhbo ugu bilaabmay xukuumadda Koonfur Galbeed iyo ergo ka socota xukuumaddii hore iyo wararkii doorashooyinka isku sidkan ee Galmudug iyo Hirshabeelle.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 1 October 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Japan oo Boqol jirro-dii Aduunka Ugu Badnaa Diiwaan-gelisey: Maxyanu Ka Baran Karnaa?
Sannadkan, dalka Japan wuxuu noqoday dalkii ugu horreeyey dunida ee ay tirada dadka 100 jirrada ahi, kor u dhaafto100,000 oo qof. Tolow, ma cunidda kalluunka aan la karinnin baa, mise waa cuntooyinka la warshedeeyey oo ay iska yareeyaan? Mise waa hab-dhaqankooda iyo hab-nololeedkooda kale, sida lugeynta, nolol deggan, hiwaayado iyo maaweelooyin? Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026
Dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 30 September 2026.#sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 30 September 2026
Ra'iisal-wasaare Xamse oo u jawaabey M.weyne Saciid Deni, dagaalladii Baydhabo iyo doorashada Galmadug ayaa ka mid ah wararka Soomaaliya ee maanta.#sbsaudiopodcast

Joojinta khidmadaha Kaararka: Maxay Uga Dhigan Tahay Macaamiisha iyo Ganacsiyada?
Laga bilaabo 1-da Oktoobar, marka qofku kaarkiisa taabsiiyo mechinka EFTPOS-ka, ama uu internetka wax kaga bixiyo, laguma dari doono khi,dmadaas dheeraadka ah. Taas macnaheedu waa in qiimaha lagu xayeysiiyey badeecadda ama adeeggu noqdo qiimaha laga bixinayo goobta lacag bixinta.#sbsaudiopodcast

Who really runs Australia, and where you fit in | How Australia Works - Yaa Dhab Aahaan Australia Xukuma, Xaggee Baadse Kaga Aaddaa Adigu| How Australia Works
Do you know who can help you with a business permit, a rental problem or family support? Through the stories of Fedele, Carol and Abeer, learn how Australia’s three levels of government work. Find out what local, state or territory, and federal governments are responsible for and where to turn for help. - Ma taqaannaa cidda kaa caawin karta oggolaanshaha ganacsi, arrin la xiriirta kiro guri ama ta

You are already inside the system | How Australia Works - Durba Ka Mid Baad Tahay Nidaamka | How Australia Works
How do Australia’s governments, laws and public services affect your everyday life? Through real stories, this introduction to the series shows you where to start when you need information and support, and how to question a decision. - Dowladaha kala duwan, sharciyada iyo adeegyada dadweynaha ee Australia sidee ayay u saameeyaan nolol maalmeedkaaga? Qaybtan hordhaca ah ee taxanaha How Australia Wo

SBSSomali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 28 September 2026
Warka Autralia iyo Caalamka ee Isniin 20 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

SBS Friday Somali Program Full: Barnaamijkii Jimce, 25 September 2026 oo Dhammaystiran
Barnaamijii Jimce 25 September 2026 oo ku celis ah halkan ka dhegeysto. wararkii Australia iyo Caalamka, wararkii Soomaaliyo iyo macluumaad kale ayaa ka mid ah.#sbsaudiopodcast

Breast screening: What to expect and why it matters - Australia Explained: Baaritaanka Kansarka Naasaha
Regular breast screening can help find breast cancer early, before you notice any signs or symptoms. Screening is free for eligible women or people at risk of breast cancer. It takes about 20 minutes, once every two years, and it’s an effective way to take charge of our health. Let’s take a closer look at why a breast screen is nothing to be anxious about. - Baadhitaanka kansarka naasaha ayaa gaca

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026
Warkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 25 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 25 September 2026
Wararkii naga soo gaarey Muqdisho ee Soomaalia maanta oo Jimce ah, 25 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Trump Iyo Warbaahinta: Ilaa Xadkee Ayuu Aqalka Cad Xannibi Karaa Saxaafadda?
Go’aankii uu Donald Trump Aqalka Cad uga joojiyey warbaahinta CNN, MSNBC iyo Politico ayaa dib u huriyey dood ku saabsan xorriyadda saxaafadda ee Maraykanka. Saddexdan warbaahinood ayaa dacwad ka dhan ah maamulka gudbiyey, iyadoo ay shabakadaha waaweyn ee telefishannaduna taageero u muujiyeen.#sbsaudiopodcast

SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 24 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 23 September 2026.
Wararkii Australia iyo Caalamka halkan ka dhegeyso - Arbaco 23 September 2026.#sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 23 September 2026
Warkii Soomaalia naga soo gaarey saaka oo Arbaco ah, 23 September 2026, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Cimiladu Way Sii Kululaanaysaa. Sidee U Saamaynaysaa Summerkii Australia ee La Jeclaa?
Xilliga Summer-ka ee Australia waxaa muddo dheer lagu yaqaanay xeebaha oo lagu xoomo, fasaxyada iyo maalmaha qorraxda leh. Laakiin maaddaama uu heerkulku sii kordhayo, dababka kaymaha, abaaraha iyo dhacdooyinka kale ee cimilada xad-dhaafka ahina ay soo badanayaan, dad badan ayaa hadda isweydiinaya in Summarkii Australia ee la jeclaa is-beddeley.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026
Wararka Australia iyo Caalamka ee Talaado 22 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 21 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

SBS Somali Friday Program Full: Barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhan
Dhegeyso ama kusoo cesho barnaamijkii Jimce 18 September 2026 oo dhammayst tiran oo xayaysiisyadii laga reebay.#sbsaudiopodcast

#119 Talking about hay fever (Med) - Learn English #119: Ku baro Ingiirsi ka hadalka xasaasiyadda (Hay Fever)
Learn English useful for talking about hay fever. Practise everyday phrases for describing symptoms, talking about medicine, and responding kindly when someone has hay fever. - Baro Ingiriisiga loo isticmaalo marka laga hadlayo xasaasiyadda (hay fever). Ku tababaro sida loo sharraxo calaamadaha lagu garto, sida looga hadlo daawooyinka la qaato, iyo sida taageero loogu muujiyo qof ay xasaasiyaddu d

What are Indigenous Protected Areas in Australia? - Australia Explained: Waa maxay Indigenous Protected Area?
National parks, nature reserves, marine sanctuaries and Indigenous Protected Areas protect different environments and operate under different rules. What makes an Indigenous Protected Area different, and how can you find out whether you are welcome to visit? - IPA waa dhul ama bad ay maamulaan oo ilaaliyaan dadka First Nations ee dhulkaas asal ahaan leh. Ujeeddadu ma aha oo keliya ilaalinta duurjo

SBS Somali News: Warka Australiya iyo Caalamka ee Jimce 18 September 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 18 September halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliye ee Jimce 18 September 2026
Warkii soomaaliya ee aan maanta oo Jimce ah, 18 September 2026 ka helnay Muqdisho, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 17 Septmeber 2026
Wararkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 17 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Waraysi (Ku Celis): Dr Omar Elmi- Cudurka Cagaarshowga Wax Ka Ogow. Daawo Ma Leeyahay?
Cudurka Cagaarshowga iyo mucluumaadkiisa waxaa inoo qeexay Dr Omar Salaad Elmi oo horey waraysigan u siiyey laanta Af-Soomaaliga ee SBS. Soomaalida ma ku dhacaa? Daawo ma leeyahay? Halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 16 September 2026
Wararkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 16 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 16 September 2026
Wararkii Soomaalia oo saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho halkan ka dhegeys. Waxaa ka mid ah, xisbiga Towfiiq oo af-celyey in, sida ay sheegeen, laga reebay doorashooyinka ku celiska ah ee Galmudug.#sbsaudiopodcast

Sida Lacag Ururintu U Dardargelin Karto Cilmi-Baarista Caafimaadka
Daawooyin badan iyo daryeel caafimaad oo maanta la isticmaalo waxay ka soo bilowdeen cilmi-baaris. Laakiin cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in deeqaha iyo lacag ururintu ay door muhiim ah ka ciyaaraan sii wadista cilmi-baarista caafimaadka, maadaama kharashka cilmi-baaristu ka badan yahay maalgelinta ay dowladdu bixiso.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 15 September 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah, 15 September 2026#sbsaudiopodcast

Wax Ka Ogow Xanuunno-xilliyeedka Xilligan Spring-ka
Dad badan ayaa u qaata in xilligii hargabku dhammaaday, marka xilliga Winter-ku dhammaado. Hase yeeshee, sida uu sheegayo Dr Michael Wright, fayrasyada neef-mareenka ku dhacaa, kuma koobna Winterka oo keliya. Warbixintan ayaa ku faahfaahinaysa.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 14 September 2026
Wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Insiin ah, 14 September, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

Friday Somai Program: Barnaamijkii Jimcaha ee 11 September 2026 oo Dhan
Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 11 September 2026 oo dhammaystiran laakiin laga reebay xayaysiiska.#sbsaudiopodcast

Travelling safely in rural and remote Australia - Australia Explained: Gaarigaaga Si Ammaan Ah Ugu Dalxiis Dhulalka Fog-fog ee Australia
Australia is a vast and diverse country to explore, but driving in rural and remote areas can involve conditions you may not encounter in cities. Knowing what to expect and how to prepare can help you travel more safely and confidently. - Miyiga iyo dhulka fogfog ee Australia waxaa ku yaalla goobo badan oo mudan in la booqdo. Inaad ogaato waxa ku sugaya iyo sida aad ugu diyaar garoobi karto safark

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026
Halkan ka dhegeyso wararka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026.#sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 11 September 2026
Wararkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 10 September 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 10 September 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 9 September 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 9 September 2026 Halkan ka dhebeyso#sbsaudiopodcast

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 9 September 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee maanta Muqdishu naga soo gaarey.#sbsaudiopodcast

Waraysi: Wefti Ka Socda Jaamacadda Cammuud oo Soo Booqday Australia
Dhegeyso waraysigii Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud, Dr. Mohamed Muse Jibril (PhD) iyo Agaasimaha Xiriirka Caalamiga iyo Mashaariicda jaamacadda Cammuud, Mohamed Heban Awale oo socdaal shaqo ku yimid dalka Australia.

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 7 September 2026
Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 7 September 2026 halkan ka dhegeyso.

#118 Losing a job (Med) - Learn English #118 Marka Aad Shaqo Ka Tegeyso
Learn English for talking about losing your job. Practise ways to explain workplace changes and sympathetic responses to someone who has had bad news. - Ku baro Ingiriisi sida looga hadlo marka aad shaqo ka tegeyso. Ku tabo-baro sida loo qeexo isbeddellada ka dhaca goobaha shaqada, iyo sida suubbban ee loogu jawaabo qof ka tegeya shaqada.Keep practising the phrases from this episode and test what

Prostate cancer in Australia: Testing, treatment and support - Australia Explained: Kansarka Prostate-ka - Baaritaanka, Daaweynta iyo Taageerada La Helo
About one in five Australian men will be diagnosed with prostate cancer in their lifetime. Understanding the prostate, your risk and the options for testing can help with early detection and treatment. In this episode of Australia Explained, learn about prostate cancer, PSA testing, treatment and support. - Ku dhowaad shantii nin ee Australia ku noolba hal nin ayaa kansarka qanjirka prostate-ku dh

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 4 September 2026
Wararkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 4 September 2026 halkan ka dhegeyso.

Somali News: Warka Soomaaliya ee Jimce 4 September 2026
Dagaalladii ka dhacay Baydhabo ayaa ka mid ah warka Soomaaliya ee Jimce 4 September 2026.

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 3 Septmeber 2026
Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 3 September 2026

#117 Borrowing books at the library (Med) - Learn English Ep. 117 Sida book looga soo amaahdo masxafka (Library)
Learn English useful for visiting a library. Practise everyday phrases for returning borrowed items, asking about late fees and due dates, renewing items, reserving titles, and using the library catalogue. - Baro Ingriisi kaa caawisa inaad buugka soo amaahato masxafka ( Library). Ku tabo-baro erayada iyo weedhaha loo isticmaalo in buug laga soo amaahdo ama dib loogu celiyo library-ga iyo sida loo

Dib-U- Dhaca Fiisayaasha Lammaanaha oo Qoysas Kala Fogeeyey
Muddada ay qaadato in laga soo jawaabo codsiyada fiisayaasha lammaanahaa ayaa sii kordhaysa, iyado dhinaca kalena ay xukuumadda Labor-ku ku howlan-tahay, cadaadisna kala kulmayso sidii loo yarayn lahaa tirada dadka dalka u soo guuraya. Waxaana jira cabsi laga qabo in is-beddellada nidaamka socdaalku ay sii adkeeyaan fiisayaasha. Ka dhegeyso halkan.

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 2 September 2026
Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 2 September 2026.

Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 2 September 2026
Wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah nasoo gaarey halkan ka dhegeyso.

Dhimashooyinka Ka Dhasha Daroogada oo Australia Aad Ugu Kordhay. Maxaa laga beddeli karaa?
Warbixin sannadle ah oo ay soo saartay hay’adda Penington Institute ayaa muujinaysa in 2,596 qof ay sannadkii 2024 u dhinteen maandooriye, iyadoo inta badan dhimashooyinkaas ay ka dhasheen daroogo si aan ula kac ahayn loo qaatay.

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 01 September 2026
Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 01 September 2026

SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 31 August 2026
Halkan ka dhegeyso qodobbo ka mid ah wararka Australia iyo Caalamka ee Isniin 31 August 2026

SBS Somali Friday Program: Ku Soo Cesho Barnaamijka Jimcaha 28 August 2026 oo Dhan
Kusoo cesho barnaamijkii Jimce 28 August 2026 oo dhammays tiran.

How can my child learn about Indigenous Australia? - Australia Explained: Sidee carruurta loogu bari karaa dhaqamada First Nations?
Supporting your child’s connection with the world’s oldest continuing living culture is one of the greatest gifts you can offer them while raising them in Australia. But if you’re new to the country, you may be unsure where to begin. Here are some starting points and ideas to help you and your child learn about Aboriginal and Torres Strait Islander peoples, cultures and history. - Qof kasta oo Aus











